02124912509 info@hogollogistics.com
Kargoga Badda Kargoga Diyaaradaha Kargoga Dhulka Alaab Soo İibin

Goobtaad Rabto,
Goortaad Rabto.

Kargoga Badda Kargoga Diyaaradaha Kargoga Dhulka Alaab Soo İibin

Goobtaad Rabto,
Goortaad Rabto.

Kargoga Badda Kargoga Diyaaradaha Kargoga Dhulka Alaab Soo İibin

Goobtaad Rabto,
Goortaad Rabto.

Kargoga Gobolada U Kulabaxa

01

Diritaanka Karkoga Badda

02

Diritaanka Kargoga Diyaaradaha

03

Kasoo İibinaa Alaabooyinka Wadanka Turkiga

04

01

Nagu Saabsan

Shirkada adeegyada lojistikada

Shirkada Hogol Waxay Utaagantay Bixitaanka Adeegyo Hufan Oo Kargo Ah Haday Tahay Raritaanka Alaabiyinka Yaryar Ama Koontiiner Dhamaystiran. Waxaa Astaan Noo Ah Degdegsiimo, Amaano İyo Hufnaan Shaqo. Shirkadu Waxa Kale Oo Ay Bixisaa Adeega Soo İibinta Alaabiyinka Kaladuwan Oo Lagaagasoo Gadayo Dhamaan Gobalada Kala Duwan Ee Dalka Turkiga.

100% +

La Aaminay

02

Adeegyada Aanu Bixino

Adeegyada Muhiimka ah ee aanu bixino

Kargoga Gobalada

Shirkada Hogol Waxay Kuu Diraysaa Adeega Gobalada Ukalabaxa Ayadoo Alaabta Kuugu Keenaysa Goobta Aad Joogto.

Kargoga Badda

Shirkada Hogol Waxay Si Todobaadle Ah U Rartaa Kargoga Koontiinarada Oo Ka Baxa Dekadaha Kala Duwan Ee Dalka Turkiga Una Kalabaxaya Dhamaan Daafaha Dunida. Shirkadu Waxay Kuu Diraysaa Kargo Furfur Ah Ah İyo Koontiinarada Dhamayskatiran Labadaba.

Kargoga Diyaarada

Waxaanu dirnaa kargoga diyaarada oo si maalinle ah ugu baxa wadamo kala duwan. Waxaanu kuugu soodiraynaa alaabta meel kasta oo aad ka joogto Yurub, Maraykan iyo Afrika.

Alaab Soo İibin

Shirkada Hogol Waxay Kuu Samaynaysaa Adeega Alaab Soo İibinta Oo Lagaagasoo Gadayo Dhamaan Gobalada Dalkan Turkiga, Laguugunan Keenayo Goobtaada Ganacsi. Adeegani Wuxuu Usuurtagelinayaa Ganacsatada İnay Sayladaha Turkiga Ka Adeegtaan Ayagoon Ayogoon Safar Gelin.

03

Dalbo Qiimayn

Waxaanu qabanaa adeegyada kaladuwan ee rarista kargoga

04

Shaqo Kaab

Mar kasta lasoco alaabtaadu halkay marayso

Raad-Raac

Dalab Rar

Kargo Degdeg Ah

05

Dunidoo Dhan

Waxaanu Nahay Shirkad Khibrad Uleh Rarista Alaabooyinka Kaladuwan

+

Alaab Gaadhsiin

+

Caalamka Meel Kasta

+

Rar Casriga La Jaanqaadaya

Warar İyo Faalooyin

Akhri Wararka
Iyo Falanqaymaha

Shirkada Hogol Waxay Utaagantay Bixitaanka Adeegyo Hufan Oo Kargo Ah Haday Tahay Raritaanka Alaabiyinka Yaryar Ama Koontiiner Dhamaystiran.

Xaafiiska Dalka

Xafiiska Turkiga